Farmaajo oo madaxweyne kasoo noqday Soomaaliya ayaa noqday madaxweynaha kaliya ee dadkiisa u kala qeybiyey laba qeybood; qeyb laga tiro badan yahay iyo qeyb tiro bodan. Qoraal uu cilmi ku sheegay ayuu uga hadlay Digil iyo Mirifle. Wuxuu ku tilmaamay bulshadaas bulsho laga tiro badan yahay. Macnaheedu waa in bulshadaasi tahay mid aan mug iyo miisaan ku dhex lahayn dadka Soomaaliyeed. Ogow, bulshada uu xaqirayo waa kuwa go’aamiya doorashada dalka, islamarkaana leh xildhibaannada ugu badan.
so
Público
há 5 meses
Amostras
Ainda não há amostras de áudio
