Bulaale

Bulaale

@Nihaaya Media
1Utilizações
0Ações
0Gostos
0Salvo por

Dadku kala ayaan roon Ama kala aqoon dheer Ama kala asluub weyn Hadaan eed la doonayn Ama deeq Illaahay Asaraar ka taagnayn Dadku eexo kaa gelin Inan yahay la'aantaa Dumar lama abuureen Gabadh lama ammaaneen Jacayl looma ooyeen

ar
Público
Amostras
Ainda não há amostras de áudio