Waxay aheyd dood kulmisay shacab, Dowlad, Bulsho Rayidka iyo Weriyaal. Doodda ubucdeedu waxay aheyd Yaa saxafi ah? Ma ninka Social Media-ha ka buuqa? Mise kan Warbaahinta duqda ah ka shaqeeya? Booliisku dooddan waxay ku sheegeen iney dhibsadaan xogaha aan laga fiirsan ee lagu baahiyo Baraha bulshada halka warbaahintu u aragto wadiiqadii hadalka oo meel sare sii gaartay. Som Debates ayaa isku keentay dhammaan dadka halkan jooga, masuuliyadda iyadaa leh, waxaan sugaynaa waraysiga iyo soo deyntiisa. Cali Aadan Muumin
sw
Público
há um ano
Amostras
Ainda não há amostras de áudio
