Bal Ka waran hal system oo maqaaxi dhan beddela? Warqado menu ah, xisaab gacanta ah, iyo iib aan la cabbirin… waa waqtigii laga gudbi lahaa. Ku soo dhowow Nagaad Smart System and analytics — hal scan oo fura menu degital ah, hal dashboard oo kuu muujinaya xogta ganacsigaaga oo dhan. Macmiilku si fudud ayuu u arkaa menu-ga, milkiilihuna wuxuu la socdaa iibka, orders-ka, iyo faa’iidada. Restaurant SAMART MENU system. Hal Scan, Hal Dashboard, Hal Xal.